Narrow Search
Last searches

Results for *

Displaying results 1 to 1 of 1.

  1. Astaamaha guud ee maansada soomaaliyeed
    Published: 2021
    Publisher:  Looh Press, Leicester, UK

    Interpretation of Somali poetry Buuggani, oo ah buuggii ugu horreeyay ee uu qoray Ustaad Cabdalla Cumar Mansuur 1977, oo dhowaanahan dib u habayn yar lagu sameeyay, wuxuu guud ahaan saafayaa astaamaha u gaarka ah maansada Soomaaliyeed, sida:... more

    Universitätsbibliothek J. C. Senckenberg, Zentralbibliothek (ZB)
    91.538.86
    Unlimited inter-library loan, copies and loan

     

    Interpretation of Somali poetry Buuggani, oo ah buuggii ugu horreeyay ee uu qoray Ustaad Cabdalla Cumar Mansuur 1977, oo dhowaanahan dib u habayn yar lagu sameeyay, wuxuu guud ahaan saafayaa astaamaha u gaarka ah maansada Soomaaliyeed, sida: qaafiyadda ama xarafraaca, miisaanka, murtida (sida: balaaqada ama af maldaheedka). Arrimahaasi waa xogta laga helayo qaybta koobaad ee buugga. Qaybta labaadi waxay diiwaangelinaysaa jaadad badan oo maansada ka tirsan (mid la tiriyo iyo mid la heesaba), iyada oo xeerka lagu kala soocayo jaadadkani yahay miisaanka. Markii buuggan qoristiisa la hayay, ma jirin daraasad u soo koobtay tirada jaadadka kala duwan ee maansada Soomaaliyeed, sida daraasaddan, tiro ahaan iyo tayo ahaanba.

     

    Export to reference management software   RIS file
      BibTeX file
    Content information
    Source: Specialised Catalogue of Comparative Literature
    Language: Somali
    Media type: Book
    Format: Print
    ISBN: 9781912411146; 1912411148
    Edition: Daabacaadda koobaad
    Subjects: Somali; Lyrik; Interpretation; Literaturkritik; Somali poetry; Poetics; Poésie somalie; Poétique; Somali poetry
    Scope: xx, 112 Seiten, 1 Illustration, 22 cm
    Notes:

    Literaturverzeichnis Seite 111