Narrow Search
Last searches

Results for *

Displaying results 1 to 1 of 1.

  1. Ismaaciil Mire
    gabyaagii halgamaaga ahaa (1862-1952)
    Published: 2020; © 2020
    Publisher:  Looh Press, Leicester, England

    Ismail Mire (1878-1952?) was a famous Somali poet and Dervish, a dervish soldier and a bard "Ismaaciil Mire Cilmi geesinnimo ayuu ku sheegganaa, gabay quluud leh waa lagu yiqiin, markii looga baahdana talo fiican ayaa looga baxsan jirey. Taariikhda... more

    Universitätsbibliothek J. C. Senckenberg, Zentralbibliothek (ZB)
    91.455.99
    Unlimited inter-library loan, copies and loan

     

    Ismail Mire (1878-1952?) was a famous Somali poet and Dervish, a dervish soldier and a bard "Ismaaciil Mire Cilmi geesinnimo ayuu ku sheegganaa, gabay quluud leh waa lagu yiqiin, markii looga baahdana talo fiican ayaa looga baxsan jirey. Taariikhda Daraawiisheed, in yarba ha ahaatee, qofkii wax ka yaqaani Ismaaciil Mire wuu garanayaa, kamana dahsoona kaalintii weyneyd ee uu kaga jirey dagaalkii dheeraa ee dhex-maray Daraawiish oo dhinac ah iyo Ingiriis iyo gaashaan-buurtiisii intii u dhexaysey 1899-1920kii. Tan oo ah daabacaaddii labaad, waxaa baalasha buuggaan ku uruursan boqol-iyo-dheeraad maanso oo qaar dheerdheer yihiin, qaar kalena gaaggaaban yihiin oo ay u badan tahay in la kala illoobey oo, iyaga oo dhan, aysan waayaha iyo weriyeyaashu nagu soo simin. Maansooyinka Ismaaciil waxay ku tirsan yihiin saddexdii hab ee raggii hore ay curinta maansada u adeegsan jireen; kuwaas oo kala ah gabayga, geeraarka iyo jiiftada (masafada). In kastoo aan la sheegi karin gabayada mid walba sannadkii ama goortii la tiriyey, haddana waxaan u kala hor-mariyey dhacdooyinka uu gabyaagu midba ku soo qaaday siday u kala horreeyeen, aniga oo taariikhda dunida iyo midda degaankaba miciinsanaaya."--Page 4 of cover

     

    Export to reference management software   RIS file
      BibTeX file
    Content information
    Source: Union catalogues
    Language: Somali
    Media type: Book
    Format: Print
    ISBN: 9781912411245; 1912411245
    Edition: Daabacaaddii 2 aad.
    Series: Taxanaha dhigaalka idaajaa ; 02
    Subjects: Poets, Somali; Maxamad Cabdulle Xasan's Rebellion, Somalia, 1900-1920; Somali poetry; Poètes somalis; Poésie somalie; Poets, Somali; Somali poetry
    Other subjects: Ismaaciil Mire (1862-1952); Ismaaciil Mire (1862-1952)
    Scope: viii, 176 pages, illustrations, portraits, 22 cm
    Notes:

    First edition published in Mogadishu, Somalia, in 1974.